Saturday, October 12, 2019

Kismaayo: Calaama-saarka A. Madoobe

Xafladda waxaa ku sugan xubno ka tirsan madaxdii hore ee Somalia, sida madaxweynayaashii Dawladda Federalka; Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud. Waxaa isaguna xafladda ku jooga madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni

from VOA https://ift.tt/2q05yRJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment