Monday, October 7, 2019

Kooxda Al-Xashd Al-Shacbi oo taageereysa dowladda Ciraaq

Ciidanka awoodda badan ee Al-Xashd Al-Shacbi ee dalka Ciraaq ayaa maanta sheegay inay diyaar u yihiin inay fuliyaan amarrada dowladda ee looga hortagayo "afgambi ama kacdoon" kadib dibad-baxyo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof.

from VOA https://ift.tt/30R2e8u
via IFTTT

No comments:

Post a Comment