Ciidamada Syria ayaa maanta galay magaalo ku taalla meel ku dhow xuduudda Turkiga, maalin kadib markii ay dowladda heshiis la gaartay Kurdiyiinta, si looga hortago howl-galka Turkiga. from VOA https://ift.tt/33rkR4o via IFTTT
No comments:
Post a Comment