Laba sano ayaa ka soo wareegtay markii uu dhacay weerarkii 14-kii October lala beegsaday isgeyska Zoobe ee magaalada Muqdisho, qaraxaasi oo geystey khasaare aad u badan oo iskugu jira naf iyo maal. from VOA https://ift.tt/2ow5QzF via IFTTT
No comments:
Post a Comment