Thursday, October 3, 2019

Maxkamadda ICJ oo u yeedhay Soomaaliya iyo Kenya

Wararka naga soo gaadhaya maxkamadda caalamiga ah ee garsoorka ee ICJ ayaa sheegaya in loo yeedhay wakiillo ka socda labada dawladood ee Soomaaliya iyo Kenya, taasi oo la xiriirta dacwadda badda ee labada dawladood u dhaxaysa.

from VOA https://ift.tt/359kz43
via IFTTT

No comments:

Post a Comment