Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), Wasiirkii Amniga ee Maamul Goboleedka Jubbaland oo maanta maxkamad hor yimid ayaa la qabtay 1-dii bishii Sebtember isaga oo kasoo degay garoonka diyaaradaha ee Muqdishu, iyada oo booliisku uu sheegay in loo haysto "eedo culus"
from VOA https://ift.tt/2Or4AYP
via IFTTT
No comments:
Post a Comment