Wednesday, October 23, 2019

Muxuu salka ku hayaa khilaafka Masar iyo Itoobiya ee Nile?

Xiisaddii biyaha wabiga Nile ee u dhaxeysay dalalka Itoobiya iyo Masar ayaa mar kale cirka isku shareertay. Xiisaddan ayaa salka ku haysa biyo-xireen ay dhiseyso Itoobiya oo webiga Nile laga sameynayo.

from VOA https://ift.tt/2pOIAgd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment