Thursday, October 3, 2019

Paris: Afar sarkaal oo boolis ah oo lagu dilay weerar

Afar sarkaal oo boolis Faransiis ah ayaa maanta lagu dilay weerar mindi oo ka dhacay gudaha xarunta booliska magaalada Paris, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Midowga Booliska.

from VOA https://ift.tt/2Ikyev2
via IFTTT

No comments:

Post a Comment