Monday, October 21, 2019

Sacuudiga: Carro ka dhalatay canshuur la saaray shiishadda

Go'aan canshuur 100% ah loogu soo rogay maqaayadaha Sacuudiga ee iibiaya shiishadda ayaa dhalleeceyn xooggan ka dhaliyey baraha bulshada dalkaas, oo shiishadda ay caan ka tahay.

from VOA https://ift.tt/2pDvumd
via IFTTT

No comments:

Post a Comment