Maamulka Puntland ayaan ka hadlin sababta loo xiray Muuse C. Jaamac oo ah siyaasi laga yaqaano Puntland, hase ahaate 11kii bishan ayay aheyd markii odayaasha gobolka Bari ay baraha bulshadda ku soo bandhigeen dhaliillo ay u jeedinayeen maamulka Puntland oo la xariira heshiisyada lala galay Imaradka
from VOA https://ift.tt/32c9Y69
via IFTTT
No comments:
Post a Comment