Magaalada Washington waxaa todobaadkan ka socda shirar kala duwan oo ay hey'adaha IMF iyo Bangiga Aduunku ay ku casuumeen madax ka socota dalal badan oo dunida ah, oo Soomaaliya ay ka mid tahay. from VOA https://ift.tt/31lEmtJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment