Ciidamada dab-damiska Somaliland ayaa fuliyey 12 hawl gal oo gurmad ah 48 saacadood ee ugu danbeeyey iyagoo ku soo badbaadiyey caruur gurigoodii dab qabsaday iyagoo sidoo kale ay ka soo saareen maydka wiil yar oo ku geeriyooday balli uu ku dabaalanayay oo liqay.
from VOA https://ift.tt/31KWlL8
via IFTTT
No comments:
Post a Comment