Tuesday, October 15, 2019

Somaliland oo toddobaad u asteysay cudurka dhimirka

Somaliland ayaa sheegtay in mudo todobaad ah loo asteeyey cudurka dhimirka ama xanuunada maskaxda. Arrintan ayaa imaneysa iyadoo ay dhakhaatiirtu werwer ka muujinayaan dadka maskaxda ka xanuunsanaya ee lagu xidhayo silsiladda taasi oo dhib weyn ku sii abuuraysa qofka xanuunsanaya. Dr Maxamed Muuse Xasan waa Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland, Khadar Maxed Cakule ayuu uga warramay arrintan.  

from VOA https://ift.tt/32i20Zt
via IFTTT

No comments:

Post a Comment