Friday, October 11, 2019

Toban ku Dhimatay Shil Gaari oo ka Dhacay Berbera

Toban qof ayaa ku dhintayin 14 kalane way ku dhaawacmeen shil baabuur oo xalay fiidkii ka dhacay dulleedka Magalada Berbera ka dib markii ay isku dhaceen labo baabuur.

from VOA https://ift.tt/2nG19Tp
via IFTTT

No comments:

Post a Comment