Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta ballanqaaday "cunaqabateyn weyn" oo la saarayo Turkiga sababo la xiriira weerarka ay ciidamada dalkaas ku qaadeen Waqooyiga Syria ee ka dhanka ah Kurdiyiinta.
from VOA https://ift.tt/2OIgJZM
via IFTTT
No comments:
Post a Comment