Tuesday, October 22, 2019

Turkiga iyo Russhka oo u Heshiiska Kurdiyiinta

Madaxweynaha Turkiga Raceb Tayeb Erdowan iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay heshiis ay ku tilmaameen mid taariikhi ah, kaasoo uu Ruushka ku ayiday qorshaha Turkiga uu zoon dagaalka ka caan uga dhigayo Waqooyiga Suuriya ilaa xadka Turkiga.

from VOA https://ift.tt/344f9pF
via IFTTT

No comments:

Post a Comment