Monday, October 7, 2019

Turkiga oo billaabaya howl-galka Syria kadib bixitaanka Mareykanka

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa maanta sheegay in ciidamadiisa ay diyaar u yihiin inay daqiiqad kasta billaabaaan howl-gal ka dhan mintidiinta Kurdish-ka ee dalka Syria kadib markii dowladda Mareykanka ay sheegtay inaysan is-hortaagi doonin.

from VOA https://ift.tt/2LRx38u
via IFTTT

No comments:

Post a Comment