Waxaa shalay magaalada Minneapolis lagu aasay wiil Soomaaliyeed oo labadii bishan lagu dilay isla magaaladaasi, iyadoo mid kalana la dhaawacay. Dadkii geystay dilka iyo dhaawaca labadaasi wiil ayaan ilaa iyo hadda faro lagu soo dhigin
from VOA https://ift.tt/31QyhX9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment