Wednesday, December 6, 2017

Dadka Afrikaanka ah oo Visa la'aan tagi kara Kenya

Kenya ayaa dhammaan xuduudaheeda u furtay muwaadiniinta Afrika inay waddankaasi iman karaan fiisana ay ka heli karaan garoomada ay kasoo galayaan. Tallaabadaan ayaa ka dambaysay markii dhowaan madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta uu ka sheegay xafladdii dhaartiissa in Kenya ay u furan tahay dadka Afrikaanka ah. Jamala Axmed Cusmaan ayaa arrintan ka waraystay weriyahayaga Yaasiin Ciise Wardheere.    

from VOA http://ift.tt/2iuicBr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment