Maamul Goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay xaalad degdeg ah, waxaana uu maamulka ka dalbaday beesha caalamka gargaar cunto iyo biyo abaaro jira darateed, sidaasi waxaa kusoo warrantay wakaaladdda wararka ee Reuters.
from VOA http://ift.tt/2k1ibW9
via IFTTT
No comments:
Post a Comment