Wasiirka Socdaalka iyo Sinjiyadaha Kanada, Axmed Xussen Dirir ayaa Soomaalida gobolka Minnesota la yeeshay kulama kala duwan isaga oo socdaal shaqo u yimid Mareykanka. Wasiir Axmed Xussen oo shir uu jaaliyadda Soomaalida la lahaa ka soo baxay ayaa si toos ah qadka telefoonka magaaladda Minneapolis ugu waramey Jaamac Buulle Jaamac. Halkan ka Dhageyso:
from VOA http://ift.tt/2yQxqJY
via IFTTT
No comments:
Post a Comment