Saturday, December 9, 2017

Israel oo Duqeysay Gaza

Diyaaraha dagaalka ee Israel ayaa saaka aroortii duqeyn ku bartilmaameedsaday bakhaaro ay Israel sheegtay inay leeyihiin garabka hubeysan ee ururka Hamaas ee magaalada Gaza

from VOA http://ift.tt/2yavloZ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment