Magaalada Jowhar, waxaa marki ugu horreysay muddo 50 sano ah kaddib lagu guuleystay, tijaabada nuucyo cusub oo bariiska laga beerto Koofurbari Asia ah. Abuurka bariiskaan oo ah 7 nuuc, ayaa hadda diyaar u ah beeraleyda bariiska ee gobolka Shabeellaha Dhexe si ay u tacbaan. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyay Nur Xasan Nur.
from VOA https://ift.tt/2O22lei
via IFTTT
No comments:
Post a Comment