Barnaamijka Qurbe todobaadkan waxaan kusoo qaadan doonaa, sida ardeyda Soomaalida ah ay ku bartaan qur'aanka Qurbaha iyo 21 ardey ah oo ka qalin jabiyey Xarunta Al-Hudda Islamic Center, ee ku taalo gobolka Utah. Waxaa Barnaamijka soo diyaarisey nala socodsiinayso Sahra Cabdi Axmed.
from VOA https://ift.tt/2ZKNzjr
via IFTTT
No comments:
Post a Comment