Tuesday, September 17, 2019

Danjiraha Cusub ee Somalia oo Gudbiyey Waraaqihii Aqoonsiga

Danjiraha cusub ee Soomaaliya ee Washington Cali Shariif Axmed ayaa warqadihii aqoonsiga shalay u gudbiyay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump, isaga oo noqonaya safiirkii saddexaad ee ay Soomaaliya u soo magacowdo Washington tan iyo sanadkii 2014-kii.

from VOA https://ift.tt/2AoFSQV
via IFTTT

No comments:

Post a Comment