Wednesday, September 11, 2019

Dhallinyarada Kakuma oo baarlaman dhistay

Xerada qaxootiga Kakuma ee dalka Kenya, waxaa ka dhisan baarlaman ay sameysteen dhalinyarada qaxootiga ah iyo kuwa bulshada deegaanka ee Kenyaanka ah. Baarlamankaan ayaa waxa uu yeeshaa doodo ku saleysan nolosha deegaanka, waxaana laba jeer afhayeen ka noqday dhalinyaro Soomaaliyeed oo halkaasi qaxooti ku ah Afhayeenka xilligan ee baarlamanka ayaa waxaa sidoo kale ah wiil Soomaali ah.  Warbixin arrin ku aadan wariyaha VOA-da ee Kakuma Cabdicasiis Barrow ayaa Nairobi kasoo diray.  

from VOA https://ift.tt/2I39ozL
via IFTTT

No comments:

Post a Comment