Tuesday, September 10, 2019

Dhaqaalaha Soomaaliya 'oo la filayo inuu kobco'

War qoraal ah oo uu soo saaray Bankiga Adduunka ayaa lagu saadaaliyay in saddexda sano ilaa shanta sano ee soo socota uu dhaqaalaha kor u sii socon doono, haddii sida hadda ay wax u socdaan aaney wax iska bedelin.

from VOA https://ift.tt/2HZhzgo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment