Saturday, September 21, 2019

Dibadbaxyo ka Bilowday Dalka Masar

Kumaan dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka dhowr magaalo oo ku yaala dalka Masar, wax lagu tilmaamay kacdoon looga soo horjeedo madaxweynaha xukumadda Milatariga, Cabdulfitaax Al-Sisi

from VOA https://ift.tt/2QmXKXe
via IFTTT

No comments:

Post a Comment