Diyaaradaha dagaalka Israel ayaa duqeeyey bartilmaameedyo ay kooxda Xamas ku leedahay Marinka Gaza, ayaga oo ka aargudanaya gantaal ay soo tuurtay kooxdaas, waxaa sidaas bayaan ay soo saareen ku sheegay militariga Israel.
from VOA https://ift.tt/2ZXCoDb
via IFTTT
No comments:
Post a Comment