Thursday, September 12, 2019

Dooddii musharrixiinta Xisbiga Dimoqraadiga

Xisbiga Dimoqraadiga ayaa xalay mar kale dood u qabtay musharrixiinta u tartamaysa doorashada sannadka dambe si uu uga soo baxo musharrixii la tartami lahaa Madaxweynaha Maraykanka ee xilligan talada haya Donald Trump.

from VOA https://ift.tt/2Agn2LK
via IFTTT

No comments:

Post a Comment