Friday, September 13, 2019

Faaqidaadda: Nooca doorashada xigta ee Soomaaliya

Ayada oo 16 bilood ay ka hartay muddo xileedka xukuumadda hadda haysa talada Soomaaliya, ayaa waxaan weli la isku raacin nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa markaas kadib. Barnaamijka Faaqiddaada ayaan uga hadlaynaa, waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  

from VOA https://ift.tt/2NedEAw
via IFTTT

No comments:

Post a Comment