Wednesday, September 11, 2019

Garoowe oo laga mamnuucay in hub lagu dhex qaato

Mas'uuliyiinta maamul goboleeedka Puntland ayaa soo rogay tallaabooyin cusub oo dhinaca amnig ah, ayaga oo manuucay in hub lagu dhex qaato magaalada Garoowe.

from VOA https://ift.tt/2LJGQML
via IFTTT

No comments:

Post a Comment