Saturday, September 14, 2019

Gudoomiye ku xigeenkii Shabeelaha Dhexe oo la dilay

Gudoomiye ku xigeenkii gobolka Shabeekaha Dhexe iyo mas'uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka Hirshabelle ayaa ku dhintay, qarax miino oo maanta lala eegtay kolonyo baabuur ah oo marayay meel u dhaw magaalada Balcad.

from VOA https://ift.tt/2ZUna1P
via IFTTT

No comments:

Post a Comment