Waxaa markii ugu horeysay magalada Hargeysa laga hirgaliyey habka ilma-beerista casriga ah ee IVF, iyadoo ay iska kaashadeen dhakhaatiir muwadiniin ah iyo dhakhaatiir u dhalatay dalka Hindiya. Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
from VOA https://ift.tt/2A4Sz2X
via IFTTT
No comments:
Post a Comment