Sunday, September 22, 2019

Hoggaamiyaha Iiraan ayaa u sheegay Mareykanka inuu ka fogaado Gacanka Beershiya

Madaxweynaha Iiraan Hassan Rouhani ayaa sheegay Axaddan in joogitaanka ciidamada shisheeye ee aagga gacanka Persian ay abuuri doonaan "xasillooni darro ka jirta gobolka."

from VOA https://ift.tt/30iAkqs
via IFTTT

No comments:

Post a Comment