Monday, September 16, 2019

Ilayska VOA: Weerarada ajnabi naceybka ee Koonfur Afrika

Barnaamijka Ilayska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarada ajnabi naceybka ah ee ka dhaca dalka Koonfur Afrika, kuwaasi oo lala beegsado ganacsatada ajnabiga oo Soomaalida ay ku jiro. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.    

from VOA https://ift.tt/32ERzyO
via IFTTT

No comments:

Post a Comment