Sunday, September 22, 2019

M. Mursal oo Xaalad Caafimaad la soo Daristay

Fanaanadda Somaliyeed Maryan Mursal Ciise oo dhawaaan socdaal ku timid Hargiesa ayaa la dhigay cusbitaal ku yaala Magalada, iyadoo imika xaaladeedda caafimaad u fiican tahay

from VOA https://ift.tt/34VIjbH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment