Monday, September 16, 2019

Odayaasha Koonfur Galbeed oo diiday doorasho qof iyo cod ah

Qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Koonfur Galbeed ayaa sheegay in xilligan ay kasoo horjeedaan in la qabto doorasho qof iyo cod ah, ayna doonayaan in lasii wado hanaanka 4.5 ee qabaa'ilka.

from VOA https://ift.tt/2UWW3OC
via IFTTT

No comments:

Post a Comment