Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada AMISOM ayaa ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe maanta. Ciidamada AMISOM ayaa rasaas ay fureen qaraxyada kadib waxaa ku dhintay qof shacab ah oo Soomaali ah
from VOA https://ift.tt/2HUQBqc
via IFTTT
No comments:
Post a Comment