Wednesday, September 18, 2019

Shil gaari iyo qarax ka dhacay duleedka Muqdisho

Dhowr qof ayaa ku dhintay, tiro kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari iyo qarax maanta ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

from VOA https://ift.tt/2NmIcjA
via IFTTT

No comments:

Post a Comment