Shirkii dib u heshiisiinta Galmudug ayaa xaley la soo gabagabeeyey. Munaasabad lagu maamuusaayey xiritaanka shirkaas ayaana lagu qabtey magaalada Dhuusamareeb. Halkan ka dhageyso faahfaahinta warkaas
from VOA https://ift.tt/31qIGJa
via IFTTT
No comments:
Post a Comment