Trump ayaa sheegay inuu hadda kulankaas oo ka dhici lahaa Maraykanka gudihiisa uu joojiyey sababtoo ah markii ay soo baxday in Taalibaanku ay sheegteen mas'uuliyadda qarax toddobaadki hore ka dhacay magaalada Kabul oo dadka ku dhintay uu ka mid ahaa askari u dhashay Maraykanka
from VOA https://ift.tt/2PV1G1b
via IFTTT
No comments:
Post a Comment