Dowladda Mareykanka ayaa diyaarineysa inay jawaab ka bixiso weerarka "aan caadiga ahayn" ee lagu qaaday xarumaha shidaalka Sacuudiga, ayada oo madaxweyne Trump uu sheegay in ay u badan tahay in Iran ay mas'uul ka tahay.
from VOA https://ift.tt/2LXV7FE
via IFTTT
No comments:
Post a Comment