Monday, September 16, 2019

Trump oo tusmeeyey qorshaha weerar ka dhan ah Iran

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in ciidamada Mareykanka ay qoryahooda cabeysteen una diyaar yihiin inay ka jawaabaan weerarkii lagu qaaday mid ka mid ah goobaha ugu weyn shidaalka dalka Sacuudiga.

from VOA https://ift.tt/2AleLG6
via IFTTT

No comments:

Post a Comment