Saturday, September 21, 2019

Wasiir Kuxigeen Xukuumadda F. Somalia iska Casilay

Maalintii shalay waxaa xilkii uu ka hayay Golaha Wasiirada ee Soomaaliya iska casilay, Wasiir kuxigeenkii Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa C/kariin Khaliif Dhalac, isagoo ku sababeeyay inuu ku qanci waayay qaabka dowladda federalka ay u maareyneyso siyaasadda Galmudug

from VOA https://ift.tt/2Nq7OfH
via IFTTT

No comments:

Post a Comment