Qoraal ay barteeda twitterka soo dhigtay Jeneraal Zakiya Xuseen oo ah ku xigeenka Taliyaha Booliiska ayey ku sheegtay in xiritaanka uu shalay dhacay, isla markaana uu Cabdirashiid Janan ku eedaysan yahay "dambiyo culus" sida ay hadalka u dhigtay, booliiskuna ay baarayaan
from VOA https://ift.tt/2UiUk5S
via IFTTT
No comments:
Post a Comment