Sunday, September 15, 2019

Weeraro ka Dhacay Labada Shabeelle oo ay Dad ku Dhinteen

Ilaa 17 qof ayaa ku dhintay weerarro kala duwan oo shalay iyo maanta ka kala dhacay Gobollada Shabeellada Hoose iyo Shabeellada Dhexe, kuwaas oo ururka Alshabab uu ku lug lahaa

from VOA https://ift.tt/2LwT24F
via IFTTT

No comments:

Post a Comment