Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa maanta ku guuleystay billada nabadda ee Nobel Peace Prize, sida uu shaaca ka qaaday guddiga Nobel ee fadhigiisu yahay dalka Norway. from VOA https://ift.tt/328Q8c7 via IFTTT
No comments:
Post a Comment