Friday, October 11, 2019

Iran: Laba gantaal ayaa lagu weeraray markab aan leenahay

Laba gantaal ayaa lagu weeraray Markab saliidda qaada oo ay leedahay Iran, xilli uu ku safrayey Badda Cad, meel u dhow Sacuudi Carabiya, sida ay maanta ku warrameen saraakiil Iranian ah.

from VOA https://ift.tt/2Ms4Qo0
via IFTTT

No comments:

Post a Comment