Thursday, October 17, 2019

Ciidamada Turkiga oo qabsaday kala-bar magaalada Ras al-Ain

Ciidamada Turkiga iyo xulufadooda Syria ayaa qabsaday dhul badan oo ka mid ah magaalada muhiimka ah ee Ras al-Ain, halkaasi oo dagaal-yahannada Kurdiyiinta ay iska cabin xoogan ka sameynayeen, waxaa sidaas sheegtay hay'ad la socota dagaallada Syria.

from VOA https://ift.tt/2OWcrxS
via IFTTT

No comments:

Post a Comment